Barashada tafsiirka qur’aanka ah iyo culuunta kale ee diinta islaamka guud ahaan geyiga Soomaliyeed si aad ah ayaa looga bartaa, waxayna soo jirtay waqti aad u dheer iyadoo barashada tafsiirka inta ...
Waxaa berri la galayaa 10-ka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadaan. Haddaba, maxaa la sameeyaa? Sheekh Maxamed Dirir ayaa BBC-da uga warramay. Sababta aad ku aamini kartid BBC News Shuruucda ...